KEEPS

Author: Brand awareness

Some Of Our Latest

News Updates

Ololaha Nadaafada ee Khamiis Bil u danbaysa’ ee Maayirka caasimada Hargeysa Mudane Cabdikariin Axmed Mooge u asteeyey khamiis bil u danbaysa ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-3-2024 waxa shirkadda Adeeg Bixinta Nadaafada ee (Keeps Waste Managment) iyo Shaqaalaheedu kaalin mug leh ka qaateen ololaha Nadafada ee maanta khamiis bil danbaysa. waxaana saaka olole Nadaafadeed […]

Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2024 olole Nadiifin ah ka galnay dhaamka jigjigayar ee Degmada Gacma Dheere Qashinkii daadka soo raacay roobabki dayay maalmahan’kana nadiifinay waxii qashin yaalay Shirkada Keeps ahaan waxa kaloo nagala qayib qaatay Degmada Gamca dheere’oo u hogaaminaayo”Gudoomiyaha Degmada Gacmo dheere”#Maxamed #iiman iyo Gudoomiye Ku Xigeen #Maxamed #Dayib oo kaalin mug […]

Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-4-2024 maalin khamiisa’ aanu olale Nadiifin iyo dhir goyin ah ku qaadnay Goob Ku taalay 150ka Garhaan jaamacada Admas qaybteeda dhexe ka so horjeeda Gobtaas oo maheradaha ku yaala caadayisteen inay qashinka iyo saxarda xagooga danbe dhigaan kana dhago adaygeen shirkada keeps”shirkada Keeps oo kaashanaysa Degmada Ibraahim Koodbuur maamulkeeda […]