Ololaha Nadaafada ee Khamiis Bil u danbaysa’
waxaana saaka olole Nadaafadeed oo balaadhan ku qaadanay Xabaalaha malawle oo si baaxad leh uga nadiifinay qashinkii yaalay.
“Muwaadin aynu ka wado qayib qaadano Nadaafda Deegankeena.



Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2024 olole Nadiifin ah ka galnay dhaamka jigjigayar ee Degmada Gacma Dheere Qashinkii daadka

Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-4-2024 maalin khamiisa’ aanu olale Nadiifin iyo dhir goyin ah ku qaadnay Goob Ku